M/Mulka Gobolka Banaadir, Golaha Wasiirrada XFS iyo Hay’adaha Amniga oo ka wada hadlay Amniga Caasimadda
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
















