Taliyeyaasha Ciidanka Booliska iyo Asluubta oo Ciidanka ku sugan Muqdisho la qeybsaday Farxadda Ciidul Adxaa
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac “Keynaan” oo ...
















