Madaxweynaha JFS oo xaaladda dalka Suudaan ka dhagaystay siihayaha Safaraadda Suudaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qaabilay Siihayaha Safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan Mudane Cammaar ...
















