Duqa Muqdisho oo kala hadlay Guddoomiyeyaasha 17ka Degmo Horumarinta Amniga iyo Daadajinta adeegyada asaasiga ah “SAWIRRO”
Muqdisho 28, Maarso 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ...
















