Abiy Ahmed oo lafilayo in uu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya
Abiy Ahmed ayaa ku guuleystay in loo doorto guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Dalka Itoobiya,kaasi oo ah siyaasi Muslim ah ...
Abiy Ahmed ayaa ku guuleystay in loo doorto guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Dalka Itoobiya,kaasi oo ah siyaasi Muslim ah ...
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlayay dooda iyo ansixinta tubta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Sanator Jeff Merkely oo ka tirsan Aqalka Odayaasha ...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Jamhuuriyadda Muritaaniya ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane ...
Ra'iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre oo anba qaadaya fulinta qorshaha isla xisaabtanka ee dowladda ayaa maanta ...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Masar Amb: C/qani Maxamed Wacays ayaa ku war geliyay Soomaalida Dalkaasi ku nool in ay ...
In ka badan 60 Milyan qof oo Masaari ah oo xag u yeeshay inay codadkooda ka dhiibtaan Doorashada Madaxtinimada dalka ...
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool magaalada Marka iyo Guud ahaan Gobolka ...
wararka laga helayo warbaahiinta dalka shiinaha ayaa sheegaya in u dalkasi soo garey sargaal sare oo ka socda dalka W/Kuuriya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho