Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo saaka ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho ayaa gaaray magaalada ...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo saaka ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho ayaa gaaray magaalada ...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidmada Qalabka Sida ayaa ku dhawaaqday Xukunka Dacwad ciqaabeedkii loo heystay Eedeysanayaasha kala ah Farxaan Maxamed ...
Garoonka diyaaradaha ee magalaada Muqdisho ayaa saaka waxaa soo caga dhigatay diyaarada siday ilaa 151 kamid ah dhalinyarada Soomaaliya oo ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ku boggaadiyey shacabka iyo maamulka degmada Waaberi wada-shaqeynta ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Taliyaha hoggaanka Howlaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Dayib Axmed Dhega Caleen, Taliye ku xiggeenka qeybta guud ee Booliska G/banaadir S/guuto ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo ...
Agabkan oo Loogu Talagalay qalabeynta Masaajid laga dhisiyo Xarunta Wasaarada Gaashandhigga ee Magaalada Muqdisho ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas ...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ayaa waxa uu madaxtooyada Maamulka Puntland ee Garoowe ku qaabilay ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad, Wasiiru dowlaha H.E. Mr. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho