R/wasaare Kheyre oo Caawa Kormeeray Qaar kamid ah Xarumaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed “Sawirro”
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow, Taliyaha Ciidanka ...
















