Dr. Cabdiraxnan Al-Sumayd – u adeegihii fuqara Afrika – dhaxal dahabi ah ayuu uga tegay dadkayga & dalkayga Hooyo!
Dr. Cabdiraxmaan Xamuud Al-Sumayd wuxuu ku dhashay kuna barbaaray dalka Kuweyt Sanadkii 1947-dii. Wuxuu Shahaadada Koobaad ee Jaamacadda ka qaatay ...
















