Dhageyso: Wasaaradda Dastuurka XFS oo faah-faahin ka bixisay halka uu marayo dhamaystirka Dastuurka Qaranka
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay Wasaaraddu dadaal xooggan ku bixinayso dhamaystirka Dastuurka Dalka ...
















