Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo Shaaciyey Xiliga laqabanayo Doorashadda Xubin ka banaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta iclaamiyay in 15-ka Bishan la-qaban doono Doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka ...
















