Madaxweynaha JFS oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xafiiska uu ku leeyahay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Mudane ...
















