Dhageyso: wasaarada hawlaha guud ee XFS oo sheegtay in dib u dayactiri lagu sameynayo xaruunta wasaarada hawlaha guud
wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo dib u dhiska Saadaq C/llahi Cabdi oo wareeysi gar ah siyaay radio muqdisho ayaa sheegay ...
wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo dib u dhiska Saadaq C/llahi Cabdi oo wareeysi gar ah siyaay radio muqdisho ayaa sheegay ...
Howlwadeenada dowlada Hoose ee Xamar ay dib ugu howl galinayaan ley raarka ileyska Qoraxda ku shaqeeya ee u dansana cilaado ...
Mudanayaasha aqalka sare ee dalka ayaa maanta yeelanay kulan ay ugaa hadalay arimo ay kamid yihiin amaanka guud ee dalka ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ay wehliyeen ku xiggeenadiisa, Guddomiyeyaasha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee ...
Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ayaa soo bandhigay waxqabadka sanadkii tegay ee 2017-ka, iyagoo abaal marino siiyay qaar ka mid ah ...
Kulankan lagu beeninayay warar been abuur ah oo qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalidu qortay oo ku aadanaa in xayiraad ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Mudane ...
Kulan muda laba maalin ah oo magalada Muqdisho uga socday hay'adaha waxbarshada ee dalka ka howgala, Waasaraddaha Maamul Goboleedyada xubnaha ...
Kalfadhiga Sedaxaad kulankiisa koowaad oo ku furmay 170-Mudane ayaa ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho