Guddiga Doorashooyinka qaranka oo sheegay inay furantahay qabashada araajida kuraasta ka banaan golaha shacabka.
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo maanta shir jaraa'id ku qabatay magaalada Muqdisho ...
















