Muqdisho, 29, May, 2016….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furaay Barnaamijka Tiir dhexaadka u ah Tayeeynta iyo Fursadaha Hay’adaha Dhaqaalaha. Somali Core Economic ...
Suxufiyiinta ka howlgala magaalada Dhuusamareb ayaa soo dhoweyn u sameeyey Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Ururka Suxufiyeenta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ C/fitaax Xasan Faarax ka dib markii uu ka soo qeyb galay doorashadii ...
Muqdisho, 29 May 2016 (Villa Somalia)--- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha qaranka ee ay ku ...
Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe mudane Cali Guudlaawe ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay korortay tirada ardayda sanadkan u fariisatay imtixaanaadka Shahaadiga ah, marka loo eego sanadkii hore ardayda u fariisatay ...
Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika ayaa kulan kula qaadatay Jaaliyadda Gobolka Limpopo Magaalada Polokwane ee dalkaasi xilli ay safarro shaqo ku marayeen qaar ka mid ah Gobolada ay Soomaalida u ...
Wakiilka gaarka ah ururka midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Francisco Madeira ayaa booqday xafiiska hay’adda dhaqancelinta dhalinyarada ka soo baxsatay Al shabaab, isaga oo la kulmay agaasimaha guud ee ...
Kulankan lagu qabtay Magalaada Nairobi oo ay soo qaban qaabisay Hayadda Kobciye ayaa waxaa looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa fikirka qaldan ee xagjirnimada iyo marin hababinta dhalinyarada isla markaana ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho