Madaxweynaha: “Qaaradda Afrika kaalin weyn ayay ka geysatey taageerada Soomaaliya”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Africa ay kaalintii looga baahnaa ka qaadatey taageerada Soomaaliya, waayihii adkaa ee waddanka uu soo marey. Madaxweynaha ayaa hadalkan ...