Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo howlo shaqo u jooga dalka Denmark ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadankaaasi. Kulan ayaa looga ...