R/wasaare ku xigeenka “Qaab-dhismeedka ciidamada dalku waa muraayadda laga dheehan karo horumarka Dalka”
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo wafdi uu hogaaminayay oo ay ka midyihiin Wasiir ku-xigeenka Amniga Cabdinaasir Maxamed Cali, taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Jeneraal Mukhtaar ...