R/W ku xigeenka Soomaaliya “Barnaamijkan Isla xisaabtanka furan waxuu kalsooni u abuurayaa shacabka Soomaaliyeed”
Muqdisho, August 9, 2017…..Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay xaflad ...
















