Madaxweynah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta booqanayo Magaaladda Kismaayo.
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta booqan doono Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamul Goboleedka ...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta booqan doono Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamul Goboleedka ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Hey’ada ACT oo laga lee yahay Dalka Indensia ayaa maanta 40 Konteenar oo raashin ah ku Wareejisay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka ...
Way adagtahay Dal in ka badan rubac Qarni burbursanaa, oo dagaallo Sokeeye ay ka socdeen muddo gaaban gudahood Dowladnimo iyo ...
Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo wafdi uu hogaaminayo oo socdaal shaqo ...
Muqdisho, 05 June 2017...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagey Wasaaradda Arrimaha ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa markale u fariisatay kiiska dacwadii la xiriirtay Allaha Unaxariiste Marxuum Ex-Wasiir, Xildhibaan Cabaas Siraaji oo ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Xafiiskiisa kasoo saaray wareegto. Markuu arkay : Dastuurka Dawlad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho