NISA oo gacanta ku soo dhigtay dhagar-qabe ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabe ku eedeysan in uu ka qeyb qaatay dil dhowaan labo ...
Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabe ku eedeysan in uu ka qeyb qaatay dil dhowaan labo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ka hadlayay munaasabadda furitaanka kalafadhiga 11-aad ee Golaha Wakiillada Galmudug ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira arrimaha gargaarka, korjoogteynta deeqaha, ...
Masuuliyiin Sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda, wakiillada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo ...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdiwahaab Sheekh Abuukar ayaa magacaabay Guddoonka Dhallinyarada Degmada Bandiiradlay. 1-Ca𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐌𝐨x𝐚𝐦𝐞𝐝 ...
Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, ururrada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Soomaaliya, mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta ugu deeqay maxaabiista ku kala xiran xarunta dambi baarista ...
Ugu yaraan 19 Dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka NISA ay ka fuliyeen goob ...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 8-da November 2024 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jarmalka uga qeybgalay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho