Maamulka gobolka baay oo qalab caafimaad kala wareegay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka “SAWIRRO”
Qalabkan caafimaad oo noocyo badan ka kooban isla markaana loogu talagalay Isbitaalka guud ee gobolka Baay, ayaa waxaa soo dhiibay ururka Arlaadi Aid oo ay leeyihiin Jaaliyadda Soomaaliyeed dalka Mareykanka, ...