Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada Damaashaadka Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho maanta oo jimaca eheyd, waxaa halkaasi isugu yimid qeybaha kale duwan ee bulshada Soomaaliyeed, kuwaa oo ...
Sedax ka tirsan argagaxisada maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa lagu dilay tira kalana waa lagu dhaawacay kadib hawlgal ay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga Afrika ee Amisom ka sameeyeen ...
Kulankani maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo looga hadlayay xoojinta xiriirka Wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta Soomaaliyana ay qeyb ka tahay ayaa waxaa ka qeyb galayay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda ...
Shir lagu soo bandhigayo deeqaha waxbarasho oo ay dowladda Hindiya siiso dowladaha Afrika oo ay ku jirto dowladda Soomaaliya iyo fursadaha waxbarasho oo ay bixiso Hindiya ayaa maanta ka furmay ...
Wasiiru dowlaha wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdi Xasan (Bekos) ayaa maanta magaalada Nairobi kulan kula yeeshay wasiirka dalxiiska ee dowladda Kenya Najiib Balala iyo ...
Munich, 12 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada Munich ee dalka Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka, isagoo ka qeybgalaya ...
Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ee 11,jirada oo ka qeyb galayay tartanka kubada Cagta ee dugiyada hoose ee dalalka jaamacada carabta oo sanadkan uu marti geliyay Dalka ayaa kulankoodii ugu dambeeyay ...
Codsigan loo diray maamulka gobolka Banaadir iyo shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ujeedkiisu yahay ka qaybqaadashada iyo dhameystirka dib u dayactirka xarunta wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Soomaaliya. C/weli Ibraahim Sheekh ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho