Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar oo kulan casho sharaf ah u sameysay gabdhaha Kubadda Kolleyga ee G/Banaadir
Kulankaan casho sharafta ah oo ay soo agaasintay Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa lagu dhiiragalinayay tartankii Gabdhaha ...
















