Guddiga Xalinta khilaafaadka ee Doorashooyinka oo laalay 11 kursi
War qoraal ah oo ka soo baxay Gudiga xalinta khilaafaadka ayaa waxaa lagu laalay 11 kursi oo ka mid ah ...
War qoraal ah oo ka soo baxay Gudiga xalinta khilaafaadka ayaa waxaa lagu laalay 11 kursi oo ka mid ah ...
Kadib markii doorashadda 2da aqalka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay ku soo gabagabowday xarumaha maamul gobeedyadda dalka aya maanta waxa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay maanta Isbitaalka Sheekh Sayd iyo xarunta safaaradda Imaaraadka uu ku leedahay Magaalada Muqdisho. ...
Muwaadiintan ayaa lagu gubay goobtooda ganacsi oo ku taalla duleedka magaalada Pretoria ee K/Afrika,xilli habeenimo ah oo roob xoogan socday. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa sheegay in 15-ka bishaan uu furmi doono fadhigii ugu horreeyey ee Barlamaanka cusub, isagoo dhanka kalena ...
Hay'ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliyeed ayaa soo bandhigtay fursado shaqo oo ay ka faaideysan karaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax baratay ...
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Munaasabad heerkedu sareeyo Kismaayo ugu qabtay xubnaha labada Aqal ee ...
Gudomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo uu wehliyo sarkaal ka socday hay'adda UNICEF ayaa kormeeray goobo caafimaad oo ...
Magaalada Garoowe waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada xildhibaanada cusub ee aqalka hoose u metelaya maamulka Puntland kuwaasoo ka kooban 37 ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho