Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulamo la qaatay Wafdi ka socda Qatar iyo Safiirka Norway ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliso Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim ...















