Madaxweynaha: “Is-xilqaan iyo in la isku tashado ayay ka dhalatey bilicsamida ka muuqata Xabsiga Dhexe”+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ee Muqdisho uu ka muuqdo gudashada waajibaadka ...