Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo weerarkii xalay ku tilmaamay mid waxashnimo ah
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii xalay ay ku dhinteen Xildhibaanno ...
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii xalay ay ku dhinteen Xildhibaanno ...
Iyadoo lasoo gaba gabeeyey weerarkii ay soo qaadeen maleeshiyada Al-shabaab ayaa waxaa masuuliyiin katirsan dowlada oo gaaray goobta ay faafaahin ...
Ergeyga gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Francisco Madeira ayaa cambeereeyay weerarkii lagu qaaday Hotel Ambassador kaas ...
Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo taliyaha Nabad-Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C/raxmaan Tuuryare ...
In midowga Yurub ay jaraan qeyb kamid ah dhaqaalaha lagu bixin jirey howlgalka AMISOM ee Soomaaliya waa khalad weyn, madaxweynaha ...
Sida ay inoo xaqiijiyeen wariyeyaasha SONNA ee gaaray goobta weerarka uu ka dhacay iyo saraakiil katirsan NISA, waxaa gabi ahaanba ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed Genaraal Bashiir Max’ed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa shir uga qeyb galay xarunta qaramada midoobay ee Magaalada ...
in kabadan 15 Qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhiteen halka dhaawacuna uu kor u dhaafayo illaa 50 ruux. Saraakiisha ...
War-saxaafadeed kasoo Baxay Taliska Sare ee Hey’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo nuqul kamid ah lasoo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa cambaareeyey weerarka argagixiso ee galabta lagu qaaday hotelka Ambassador, kaasoo ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho