Aqoon isweydaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah oo lagu qabtay Muqdisho
Aqoon isweedaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay, bulshada rayidka ah, ...
Aqoon isweedaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay, bulshada rayidka ah, ...
Shir looga hadlayay doorashooyinka lagu wado inay Soomaaliya ka dhacaan bilaha soo socda oo uu qabtay Mahcadka baarista ee Human ...
Xaflado lagu soo bandhigayay wax qabadkii Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo maanta sanad laga joogo markii la dhisay ...
Boqolaal qof oo ka caraysan dilka wiil Soomaali ah ayaa isugu soo baxay fagaarayaasha magaalada Ottawa ee dalka kanada,markii la ...
Gaari uu watay gudoomiyaha Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir Mudane Axmed Nuur Cabdi Siyaad, ayaa rogmaday xilli uu warayay wadda ...
Garoonka Banaadir Stadium ee magaalada Muqdisho waxaa maalmahan uga socda tababar isdabajoog ah kooxda uga qeyb galeysa Soomaaliya ciyaaraha Olimbikada ...
45 ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen, 170 kalena ay ku dhaawacmeen weerary loo adeegsaday gaaro xamuul ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh, ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ay wax yeeladu ka soo ...
R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa u magacaabay Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) Taliyaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho