Shirka Madasha wada tashiga oo goor dhow la soo gabagabeeyay lagana soo saaray War-murtiyeed
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 02 – 09 Agoosto 2016ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...















