Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Puntland oo diyaargarow ugu jira sidii ay Daacish uga xoreyn lahaayeen Qandala

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Puntland oo diyaargarow ugu jira sidii ay Daacish uga xoreyn lahaayeen Qandala
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada la dagaalanka argagixisada iyo difaaca Puntland ayaa heegan la geliyay kaddib markii koox sheegatay iney ka tirsantahay malayshiyadka Daacish ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Suuriya ay la wareegeen degmada Qandala ee gobolka Bari.

Ciidamadan oo ku jira u diyaar garowgii ugu dambeeyay ee bilow u noqonaya weeraro toosa oo lagu qaado malayshiyadka Daacish ee ku sugan Qandala ayaa doonaya inay gacanta Puntland ku soo celiyaan magaalada Qanda.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Hawlagalladan lagu qaadayo argagixisada Daacish ayaa ah kuwii ugu balaarnaa oo Puntland ay ku qaadayso maleeshiyadka Daacish ee ku sugan deegaanno ka tirsan bariga Puntland .

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali gaas oo shalay soo gaaray Boosaaso ayaa wariyayaasha u sheegay in Puntland ay weerari doonto maleeshiyada Daacish ee Qandala ku sugan.

Madaxweyne Gaas ayaa sidoo kale sheegay inaan Daacish haysan karin magaalada Qandala haysana doonin isagoo xusay in ciidamada puntland ay muddo kooban ku qaadanayso ka sifaynta Qandala malayshiyada Daacish.

Malayshida Dacish ayaaΒ  duqaymoΒ  ka yimid dhanka badda loogu geystay goobaha ay uga sugan yihiin Qandal kuwas oo aan weli la ogayn khasaaraha ka dhashay, Deegaannada ka agdhow magaalada Qandala ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan oo ay wadaan ciidamada la dagaalanka argagixisada dowlad goboleedka Puntland.

Dadkii Qandala ka soo barakacay oo qaarkood soo gaareen magaalada Boosaaso ayaa dib u dejin loo sameeyey halka kuwii kalena ay gaareen deegaano ay ka midyihiin beexaani iyo buruc, Β kuwaas oo dhowaan dowlad goboleedka Puntland ay gaarsiiyeen deeq ka kooban baahiyaha asaasiga ah ee aadanaha maamulka degmada Qandala ayaa sheegay in xaalad degenaansho ay ka jirto magaalada Qandal iyadoo ay aad u wanaagsan xaaladda Qoysaskii ka soo barkacayna magaaladaasi.

Ciidamada Difaaca dowlada goboleedka puntland ayaa diyaargarow ugu jira sidii ay uqaadi lahaayeen weeraro ka dhana maleeshidayadka Daacish ee dhowaan la wareegtay gacan ku haynta degmada Qandala ee gobolka Bari.

Previous Post

Soomaaliya oo Ka qeybgashay shirka horumarinta ganacsiga Afrika iyo Malesiya+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha oo soo dhaweeyay heshiiskii ay gaareen Puntland iyo Galmudug

Next Post
Madaxweynaha oo taliyeyaasha cusub ee Asluubta iyo Booliska kula dardaarmey dardargelinta hawlaha amniga “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo soo dhaweeyay heshiiskii ay gaareen Puntland iyo Galmudug

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In