Taliyaha booliska oo siminaar ku saabsan farsamada baarista dambiyada u soo xiray saraakiil ciidan”SAWIRRO”
Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu soo gabo gabeeyay siminaar ku saabsan Horumarinta Farsamada Baarista Dembiyada, kaas oo muddo ...
















