Guddiga Doorashooyinka dadban oo ka hadlay goobta ay ka dahcayso Doorashada Xildhibaanada G.Hiiraan iyo Sh/Dhexe
Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer qaran ayaa Maanta soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan goobta ay ka dhacayso Doorashooyinka xildhibaanada ...
















