Madaxweynaha: “Dib u celinta qaxootigeeena Kenya jooga waxay noqon doontaa mid khiyaari ah, si sharaf ay ay ku dheehan tahayna loo fulin doono”
Dhadhaab, 6 June 2016 (Villa Somalia): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa qaxootiga Soomaalida ee ku ...
















