Weerar lagu dilay wadaad masiixi ah oo ka dhacay dalka Faransiiska+Sawirro
Kooxo weerar ku qaaday kaniisad ku taala waqooyiga dalkaasi Fransiiska ayaa dilay wadaadkii kaniisada oo 84-jir ahaa kaas oo lagu ...
Kooxo weerar ku qaaday kaniisad ku taala waqooyiga dalkaasi Fransiiska ayaa dilay wadaadkii kaniisada oo 84-jir ahaa kaas oo lagu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyay falkii argagixiso ee maanta lagu beegsadey afaafka hore ee Garoonka ...
Ciyaartooyda ku ciyaareysay magaca maamulka Puntland ayaa rigoorayaal 5-3 ku qaaday koobka maamul goboleedyada Soomaaliya Kaddib markii ay ciyaartu ku idlaatay ...
Dawladda Mareykanka ayaa si kulul u canbaaraysay qaraxyadii maanta ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. War qoraal ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud, ra`iisulwasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma`arke , Wasiiro ka mida Xukuumadda faderaalak Soomaaliya, Saraakiil ...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya sareeyo gaas Maxamed Sheekh Xaamud, oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa la kulmay saraakiil ...
Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa u gacan gelisay Xukuumadda Turkiga Taliyihii Ciidamada nabad ilaalinta Turkiga ee dalka Afganistaan General Jaahid Baaqir,kadib ...
Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shir madaxeedka Carabta ee 27-aad ka socoday ...
Ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay wehliyaan Ciidanka Nabad Ilaalinta ...
13-qof ayaa ku dhimatay 9-kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii labo gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa islamrkaana ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho