Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo u diray Madaxweynaha Djibouti oo dib loo doortay
Muqdisho, April 9, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, ...














