Xildhibaannadii ku geeriyooday weerarkii ambbassidor oo wadajir salaaddii Janaasada loogu tukaday+SAWIRRO
Muqdisho, 2 June 2016 (Villa Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada ...
















