Madaxweynaha: “Xiriirka iskaashi ee inagala dhexeeya Jarmalka waxaa u gacan weyn ka geysan karaa dib u dhiska Soomaaliya’’ “Sawirro”
Muqdisho, 3 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay ...















