Daawo Sawirrada sida loo xasuuqay maleeshiyada Al-Shabaab
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirro horudhac ah oo ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ee lagu xasuuqay deegaanka ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirro horudhac ah oo ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ee lagu xasuuqay deegaanka ...
Muqdisho, 9 June 2016 (Villa Somalia)---Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Ku dhawaad 50 ruux oo dan yer ah kuna nool degmada Xamar wayne ayaa manata loogu sameeyay xarunta degmadda qaliin ...
Ciidamada xooggada dalka oo kaashanaya kuwa booliska gaarka ah ee Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka fuliyay ...
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Maxamed Axmed ayaa caddeeyay in weerarkii ka dhacay deegaanka Halgan lagu ...
Maamula Gobolka iyo kan degmada Baydhabo ayaa manta magaalada Baydhabo ay ku dhagax dhigeen mid kamid ah Waddooyinka magaalada oo ...
Muqdisho, June 9, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay ...
Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha oo shir Jaraa’id qabtay kadib weerarkii khasaaraha badan ka soo gaaray kooxda Al-shabaab ee ka ...
Madaxweynaha Soomaalida mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta kormeer ku tagay xarunta safaaraddii hore ee ay Soomaaliya ku lahayd dalka ...
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weerar khasaaro badan geystay waxay ku qaadeen xero ay leeyihiin ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho