Dadaalo lagu dhisayo rugta ganacsiga galmudug oo cadaado ka socda + Sawirro
Ganacsata isugu jiray mas'uuliyiin ka tirsan rugta gacansiga soomaaliya iyo kuwa reer galmudug ah ayaa gaaray cadaado, waxaa garoonka diyaaradaha ...
Ganacsata isugu jiray mas'uuliyiin ka tirsan rugta gacansiga soomaaliya iyo kuwa reer galmudug ah ayaa gaaray cadaado, waxaa garoonka diyaaradaha ...
Danjiraha Soomaaliya ee u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Daahir Maxamud Geele ayaa la kulmey Amiir Waliid Bin Talaal ...
Wafdi uu Hogaaminayay Xoghayaha Joogtada ee Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Cali Bin Cali oo ku sugan Caasimada Dalka Sudan ee ...
Addis Ababa, 1 February 2016: Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Kenya, ayaa (31-01-2016)xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ...
Qaramada Midoobay ayaa ka dalbatay dowladda Masar inay sii deyso wiil yar oo Soomaali ah oo u xiran muddo lix ...
Madaxweynaha dowladgoboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta kormeeray qeybta 21-aad ee ciidamada XDS. Kormeeerka maanta uu madaxwaynaha Galmdug ku ...
Tababarkan oo lagu baranayo ka hor tagga musiibooyinka dabiiciga ah oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Addis ...
Nairobi, 01 February 2016 - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye ...
Xildhibaananda baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa akhrinta 3aad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho