R/wasare ku xigeenka oo kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda Batroolka
Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka ee ...
Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka ee ...
Wasiirka Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed, Wasiir ku-xigeenka Wasaarada caafimaadka Cismaan Daallo, Guddoomiyaha Guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka ...
Barlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meelmariyay ka mid noqoshada, Hay’adda Islaamka horumarinta, iyaga oo aqrinta labaad mariyay sharciga ...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane ...
Mogadishu, 06 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Barlamaanka Federalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh Xarunta Golaha shacabka ayaa uga hadli doona sharciga “Leylitirka” , ...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Muqtaar Ibraahimy ayaa sheegay in ay wadaaan qorshe ay wax ...
Xilli maalmihii udanbeeyay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka mudug ay ka socotay doorashada xubnaha golaha deegaanka dagmada Galkacyo ayaa waxaa maanta si ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho