Ra’iisul Wasaare Xamsa “Bulsho karaankeedu hooseeyo lama loolami karto caalamka intiisa kale”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay shir ku saabsan kobcinta Karaanka Aadanaha, ayaa sheegay ...
















