Friday, July 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuseen Sheekh: Itoobiya waxaan kaga adkaanay Diblomaasiyad

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Xuseen Sheekh: Itoobiya waxaan kaga adkaanay Diblomaasiyad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

La taliyaha Madaxweynah JFS ee Arrimaha Dastuurka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud oo u waramay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay guulaha dowladda gaartay muddada labada sano ah ee uu xukunka Hayo Madaxweyne Xasan sheekh, Mudane Xuseen waxa uu sheegay in hormar badan laga gaaray dhinacyada Amniga iyo Arrimaha dibada Gudaha iyo xasiloonida guud ahaan dalka.

Waxa uu sheegay in damaca gurracan ee itoobiya dowlada ay kaga hortagtay si Diblomasiyaad ku jirto,waxa uu tilmaamay in dalalka mudda dheer soo shaqeynayay ay soomaaliya kaga hormarsan tahay xaga Diblomaasiyadda islamarkaan dhammaan wadamada caalamka ay si cad uga hor yimadeen gardarada qaawan ee Itoobiya

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026

“Soomaaliyada 1977-kii iyo mida 2024-ka, farqiga u dhaxeeya waa Diblomaasiyadda aan heerka sare ka gaarnay, waana aragteen waxa aan Itoobiya ku dhignay, inagoo aan adeegsan awood.”

Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in dowaldda oo ka duuleeyso halku dhigii madaxweynaha Ee ahaa ‘Somaali Heshiis ah dunidana hishiis la ah’ay dowalda ku guuleysatay wanaajinta iyo la macaamilka wadamada caalamka si ku dhisan wax is dhaafsi,tana ay keentay soomaaliya wax badan oo horumar ah ay u qabsoomaan.

Wax uu intaa ku daray hadalkiisa in soomaaliya ay hadda isku diyaarineyso in u tartanto xubin kamid ah Golaha Amaanka Qaramada Midooba taas oo muujineyso horumarada muuqda ee ay gaartay dowladda Soomaaliya

15-bishaan ayay dowladda u buuxsantay laba sano,waxana la qabtay arima dhowr ah oo ay kamid tahay Deyn Cafinta,Cunaqabteyntii hubka iyo Ku biirista ururka iskaashiga Dhaqaalah Bariga Afrika iyo in degaano badan oo ka tirsan dalka laga xoreeyo khawaarita oo mudda dheer dhibaatada ku hayay shacabka Soomaaliyeed

Previous Post

Howlgal lagu dilay Dhagarqabe katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellada Hoose

Next Post

Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Rwanda

Next Post
Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Rwanda

Kutlada Haweenka ee Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Rwanda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In