Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo bogaadiyay guulaha kooxda Horseed
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo wafdi uu hogaamiyay oo socdaal hal cisho qaatay ku ...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo wafdi uu hogaamiyay oo socdaal hal cisho qaatay ku ...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa magaalada Qardho shir kula yeeshay waxgarad iyo aqoonyahanno kasoo jeedo deegaankaas, kulankaas ayaa ula ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen "Odawaa" iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada Jowhar ee ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada Wararka ee ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga ...
Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa sheegtay in tallaabo adag ay ka qaadayso ciddii lagu helaa inay ka qeyb qaadatay dagaal ...
Isutaga Urur Weynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ugu baaqday Ganacsatada iyo shaqaalahaba inay ka qeyb qaataan Mashruuca Dalkaaga Dhiso oo lagu ...
Wararka naga soo gaaraya tuulada Ceel-guduud ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in salaaddii maqrib kadib uu dagaal ka qarxay Buuraha ...
Jaaliyadda Soomaliyeed ee dalka Angola ayaa maanta iskugu timid kulan ballaran oo lagu weyneynayo dhalashada Nabi Muxammad (NNKH) isla markana ...
Gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada Qalabka sida oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka XDS ayaa gaaray magaalada Beledweyne ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho