Wasaaradda Maaliyadda XFS oo sheegtay in ay bilaaban doonto qaadista canshuurta gadida 18 Agoosto, 2024
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay marwalba uga mahadcelineysaa shacabka Soomaaliyeed doorka wanaagsan ay ka qaataan kobcinta dakhliga ...
















