Taliyaha Booliska Soomaaliya oo ku sugan Mareykanka
Taliyaha Booliska Soomaaliya Generaal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa kulamo la qaadanaya masuuliyiinta booliska ee ...
Taliyaha Booliska Soomaaliya Generaal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa kulamo la qaadanaya masuuliyiinta booliska ee ...
Wafdiga ka socda dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa wali ku howlan sidii loo gaari lahaa ...
Xaflad Doorasho ah oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday magaaladda İstanbuul ee dalka Turkiga ...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Mudane Siciid Xuseen Ciid oo howlo shaqo u jooga Dalka Suudaan ayaa booqday ...
Kulankan oo looga hadlayay daryeelka Naafada ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka daryeelka naafada Gobolada dhexe, iyadoo ay ka soo qayb ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka indonesiya mudane Cabdixakiim Ugaas Cali Yaasiin oo ku guda jira kulamadii iyo shirarkii is daba jooga ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa wada kulamo iyo la tashiyo uu la yeelanayo siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada Gaalkacyo si xal ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho