Madaxweynaha oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Thailand iyo Findland, kalana hadley xoojinta xiriirka dalalkooda iyo Soomaaliya”Sawirro”
Muqdisho, 1 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Boqortooyada ...














