Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmdug oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta lagu wareejiyay gaadiid dagaal oo ka kooban 11, iyo ...
Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Saxaafadda Qaranka waxaa Golaha shacabka dib ugu soo celiyey maanta guddiga Warfaafinta,dhaqanka iyo isgaarsiinta ee Baarlamaanka waxaana Guddoomiyaha ...
Diyaaraddan oo nuuceedu yarahay Antonov ayaa dhacday waxyar uun kadib markii ayaa ka duushay gagida Duyuuradaha ee Jubba. Warka aya ...
Wasiiro ka tirsan Maamul Goboleedka Koofur galbeed ayaa maanta kormeer ku tegay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool si ay usoo ...
Ardayda Dugsiyada Jaabir Bin Xayaan ee hoostaga Mu’asasada Maka Al-mukarama ayaa deeq lacageed oo gaareysa $1000 (kun dollar) gaarsiiyay Maryama ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ahna ku-simaha Wasiirka Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble oo uu wehliyo Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Cabdiraxmaan ...
Islaamku waa diin caddaaladeed, Magacyada Ilaahey waxaa ka mid ah Alcadl oo macneheedu yahay kii caddaaladda badnaa. Si weyn ayay ...
Munaasabad lagu daah furayay olole ku saabsan deeq bixin xagga dhiiga ah oo ay soo qaban qaabiyeen arday wax ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho