Madaxweynaha oo saxiixay sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada. Madaxweyne Xasan Sheekh ...














