Wasiirka Warfaafinta & Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kuwait
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kuwait ee ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kuwait ee ...
Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay iyadoo roobab ay ka da’ayaan qeybo ka mid ah waddanka ...
Wararka laga helayo dalka Suuriya ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee faransiiska ay duqeeyeen magaalada Raqqa oo ay ku badan ...
Saraakiisha Dowladda faransiiska ayaa xiray aabaha nin la sheegay in uu ka mid ahaa, dadkii fuliyay weerarkii ka dhacay magaalada ...
Guddiga doorashooyinka madaxa banana ayaa sheegay in xubno ay ugu jiraan shirarka wada tashiga ah ee ka dhacaya magaalooyinka dalka ...
Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika ayaa caawa shir u qabatay qaar ka mid ah Aqoonyihanada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee ...
Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay dilki magaalada Beledweyne loogu geystay sarkaal u shaqeynayay hey’adda ...
Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta booqday degmada Mahadaay isagoo u kuur galay xaaladda nololeed ee dadka ...
Kulan ku saabsan isdhexgalka bulshada oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Degmada Warshiikh ayaa lagu soo gabo gabeeyay magaalasi, kaasi ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho