Howlgal lagu diley tiro Al-shabab ah oo laga sameeyay Hiiraan
Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgalo ka sameeyay deegaano ka tirsan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana howlgalkaasi lagu diley ...
Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgalo ka sameeyay deegaano ka tirsan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana howlgalkaasi lagu diley ...
Magaalada Kismaayo ,ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa maanta waxaa ka furmey shirka madashada wadatashiga qaranka kaas oo si rasmi ...
Kulan ay maagaalada Qaahira, ee caasimadda dalka Masar ay ku yeesheen xubnaha baarlamaanada Jaamacadda Carabta ayaa waxaa ay ka soo ...
Hey’daha qaramada midoobay oo ka shaqeeysa Soomaaliya ayaa sheegay in ay codsanayaan lacag gaaraysa 885 million oo doolar kuwaas oo ...
Allaha u naxariistee, abwaan Cali Sugulle Cigaal oo can ku ahaa (Dun-carbeed) oo labo maalin ka hor ku geeriyooday magaalada ...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweyneysaa Safiirka dowladda Mareykanka u rashaxan inuu wakiil uga noqdo dalka Soomaaliya Mr. ...
Kismaayo, 13 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka degay ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,oo si rasmi ah uga furey magaalada Jowhar shirka maamul u sameynta gobollada ...
Taliyaha Ciidanka BoliIska soomaliyeed Maxamed Sheikh Xasan Xaamud waxa uu boqday Taliska Ciidanka Boliiska Istanbul halkaas uu kula kulmay Taliye ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho